Xafladii Qalin jabinta Quraan ee lagu qabtay 29-08-2015 Masjidka Ibu Cutheymiin ee Leicester.[Daawo Video-ga]
(September 26, 2015)
Leicester:-Waxaa caaawa idiin soo gudbinaynaa Xaflad Qalin jabin Quraan oo lagu qabtay 29-08-2015 Masjidka Ibu Cuthey miin loona qabtay 14 arday oo dhameeyey Quraanka Kariimka ah, Xafladaan oo si weyn
Cabdirisaq Maxamuud Ali Yusuf Keenadiid oo ku geeriyooday dalka Turkiga
(September 26, 2015)
Waxaan si murugo leh ugu tacsiyeyneynaa dhamaan qoyska reer Keenadiid gaar ahaan Ilmo Maxamuud Cali Keenadiid.[Ilmo Baliile] ka dib geeridii ku timid Abdirisaq Maxamuud Ali YusufKeenadiid.[Abdirizaq B
Jaamacada Caalamiga oo laga furay magaalada B/xaawo ee xarunta gobalka Gedo (Masawiro)
(September 26, 2015)
Gedo:-Waxaa maalintii jimcada bishana ay ahayd 11/09/2015 lagu qabtay xaflad si wayn loo soo agaasimay magaalada Baled xaawo ee gobolka Gedo, xafladaa oo ahayd furitaanka jaamacada caalamiga gedo ayaa
Jaaliyada Finland ee ku dhaqan Leicester oo tacsi u diraya Ehelada Xaji Maxamed Xaji Aweys
(September 26, 2015)
Leicester:-Jaaliyada Finland ee dalka Uk ku dhaqan gaar ahaan magaalada Leicester ayaa waxaa si wada jir ah tacsi ugu dirayaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee Adeer Xaaji
Arday gaaraysa 118 oo ka Qalin Jabiyey Jaamacada Bariga Afrika Faraca Garoowe [Masawiro]
(September 26, 2015)
Garoowe:-Munaasabad si wayn loo soo agaasimay ayaa 26-9-20015 oo ku began maalin sabti ah waxaa lagu qabtay Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Garoowe waxaana ku Qalin jabiyey in ka badan 118 Arday