Kulan ay isugu yimaadeen Ardayda Machadka Al-faaruuq Gaalkacyo oo soo gaba gaboobay[Masawiro]
(September 27, 2015)
Gaalkacyo:-Kulankaani oo ahaa Kulan waynihii 1aad ee ay isugu yimaadaan Arday dhigata iyo kuwa ka baxay Machadka Al-faaruuq Gaalkacyo ayaa waxaa uu socday muddo laba maalmood ah 12 ilaa13-Dulxija-1436
Taliyaha ciidanka Difaaca Puntland Gen.Siciid Dheere oo ugu baaqay Madaxda Puntland in mushaarka ciidanka ay bixiyaan.[Dhagayso]
(September 27, 2015)
Garoowe:-Taliyaha ciidamada Puntland Sareeye Guuto Gen.Siciid Maxamad Xirsi (Siciid Dheere) ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir waxaa uu sheegey in aan laga aamusnaan karin mushahar la'aanta ragaadise
Culimada Gobolka Soo oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha Dirirtu ku dhex martay Qorilay iyo Tuula Jalam.‏[Daawo]
(September 27, 2015)
Laascaanood:-Sh.C/Naasir Xaaji Axmed oo ah shiikhu baladka gobolka Sool iyo qaar Cuqaal salaadiin iyo waxgarad ayaa baaq nabadeed u diray beelaha dirirtu ku dhex martay deegaanada Qorilay iyo Tuula Ja
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo baaq nabadeed ka soo saaray colaadda degaano ka tirsan Mudug iyo Sool
(September 27, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Sharmaarke oo shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho, ayaa baaq nabadeed u diray kaasoo ku aada
Madaxweynaha DFS oo gaarey New York, kana qeybgalaya Shirweynaha 70-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
(September 27, 2015)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sh.Maxamuud, ayaa gaarey magaalada New York ee dalka Mareykanka, isagoo ka qeybgalaya Shirweynaha 70-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Mid
Sidee looga Ciiday Magaalada Edmonton ee dalka Canada (Masawiro)
(September 27, 2015)
Edmonton:-"Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar laa Ilaaha Illalaahu allaahu Akbar walillaahi xamdu". "Alaaahu akbar kabiiraa Wal xamdu lillaahi Kathiiraa Wa subxaana llaahi Bukratan Wa asiilaa"w