Ku simaha Madaxweynaha DFS oo baaq nabadeed u direy Walaalaha Sool Iyo Nugaal
(September 29, 2015)
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo xiisadaha u dhaxeeya beelaha w
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo Mahad celin u jeediyey beesha caalamka.[Masawiro]
(September 29, 2015)
New York, 28 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaaney dalalka beesha caalamka ee ka qeybgaley shirkii gaarka ahaa arrimaha Soomaa
Gudoomiyaha Barlamanka Puntland oo gaaray magaalada Boosaaso
(September 29, 2015)
Gudoomiyaha Barlamanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa maanta gaaray magalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeyey Maamulka gobolka, kan degmada iyo mas'uuliyii
Khudbadii Madaxweynaha DFS uu ka Jeediyey golaha guud ee QM (Akhriso)
(September 29, 2015)
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa waxaa uu ka jeediyey golaha guud ee QM waxaana uu ka warbixiyey xaalada Soomaaliya iyo wixii u qabsoomay DFS ilaa intii lo