Barnaamijka Culumada iyo Kalsan Tv oo uu ka qeyb galay Sheekh Bashiir Axmed Salaad (Daawo)

September 10, 2015 - Written by Editor

kalsanLondon:-Waxaan idiin soo gudbineynaa barnaamijka culumada Soomaaliyeed kaas oo ka baxa Tv Kalsan waxaana barnaamijka ka qeyb galay culumo iyo aqoonyahano Soomaaliyeed waxaana barnaamijka looga hadlay xal u helida dhibaatada umada Soomaaliyeed.

Barnaamijka waxaa ka qeyb galay culumada kala ah
1-Sheekh Bashiir Axmed Salaad
2-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax
3-Sheekh Dr Cismaan Cali Faarax
4- Sheekh Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori.

Barnaamijka Culumada iyo Kalsan Tv ayaa waxaa daadihinayey Sheekh Dr C/risaaq Takar Xafidahulaah

Hoos ka Daawo Barnaamijka Culumada iyo Kalsan Tv oo uu ka qeyb galay Sheekh Bashiir Axmed Salaad Gudoomiyaha culumada hay,da Culumada Soomaaliyeed.

Kalsan Tv
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online