Muxaadarda Tawasulka Sh.C /Naasir Xaaji Axmed Lasanod.[Video]

September 9, 2015 - Written by Editor

shcabdinaasirLaascaanood:-Waxaa haddii Alle idmo aan idiin soo gudbinayanaa caawa muxaadaro qiimo badan oo ku saabsan TAWA SULKA , Tawasulka oo ka mid ah waxyaabaha sida khaldan loo fahmo ayaa Micnihiisu yahay in Alle lagu waydiisto wax uu raali ka yahay , Tusalae ahaan in Alle lagu baryo Waynidiisa, Rumayntiisa iyo Camal wanaagsan oo uu Alle jecel yahay , isaga dartiina loo sameeyo.

Muxaadaradaan Qiimaha badan ayaa waxaa soo jeediyey Sh. C/Naasir Xaaji Axmed oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka Soomaaliyeed waxaan uu Sheekhu uu aad ugu dheeraaday Tawasulka waxa uu yahay , Axkaamtiisa, Noocyadiisa iyo xukunkiisa , Muxaadaran oo ah qaybtii koowaad .

Hoos ka Daawo Muxaadaradii Tawazulka ee uu jeediyey Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed


En Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online