52 Xujay Soomaali ah oo maanta ka degay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Qardho[Masawiro]

October 6, 2015 - Written by Editor

12109083_10204531503520150_4055230267739302001_nQardho:-Waxaa maanta ka degay garoona diyaaradaha ee magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ilaa 52 qof oo xujay ah ka dib markii ay soo guteen waajibka Xajka, Xujeyda soo gaaray magaalada Qardho ayaa waxaa iskugu jireen rag iyo Dumar. Xujay Soomaali ah oo maanta soo gaaray magaalada Qardho ayaa waxaa soo dhaweeyey masuuliyiin kale duwan oo ay ugu horeeyeen Maamulka Gobolka Karkaar , Xujayda ayaa la filayaa in isla maanta ay u socdaalaan gobollada kale duwan ee Puntland.

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Qardho ayaa bilaabay shaqo ilaa intii la xiray Garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso oo uu ku socdo dhisme Balaadhan lana filayo in uu dhawaan uu dib u bilaabo shaqadiisa caadiga ahayd.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online