Agaasimaha Tv-ga Universal C/llaahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye Cawil Daahir oo la sii daayey

October 7, 2015 - Written by Editor

UniversalTVMuqdisho:-Waxaa wax yar ka hor la sii daayay Agaasimaha Tv-ga Universal C/laahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye Cawil Daahir Salaad oo 6 Lix Maalmood ah ku xirnaa xabsi ku yaal Muqdisho waxaa la xiray ka dib barnaamij ka baxay Tv-ga Universal ee Dood Wadaag.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Tv-ga Universal ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in Agaasimaha Tv-ga Universal C/llaahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye Cawil Daahir Salaad ay Xoriyadoodii ay dib u heleen.

Warar aan wili la xaqiijin ayaa sheegaya in DFS ay fasaxday in uu dib u howl galo Tv-ga Universal magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS ayaa waxaa uu Xeer Ilaaliya Guud ee Qaranka u Qoray Warqad uu ku dalbanayo in si degdeg ah loo soo daayo Agaasimaha Tv-ga Universal C/llaahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye Cawil Daahir Salaad .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online