Dayax Madoobaadka September Iyo Aragtiyaha Kala Duwan Ee Diimaha W/Q Dr Axmed Buxane

October 1, 2015 - Written by Editor

Maqaal-300x158Sida aynu la wada socono madoobaanshiiyaha dayaxa iyo cadceeda labaduba waa laba dhacdo oo aragtida cilmiga ah ee casrigan tilmaan u ah dhacdo marxaladeed yar oo uu dhulku ama dayaxu marba mid kagu gudbamayo xagga iftiinka cadceeda dabadeedna uu hadhka ka samaysmay uu dhulka ama dayaxu kolba kan kale ku beegmayo, sida in dayaxu toos ugu beegmo cadceeda kalana dhex galo cadceeda iyo dhulka dabadeedna hadhkiisu si dhamaystiran ama qayb ka mid ah cadceeda ka qariyo dhulka taasi oo lo yaqaano qorax madobaad kaasoo noqon kara mid dhamaystiran oo qoraxdu wada qarsoonto ama qeyb ka mid ahi qarsoonto ah in waqti ah, Aragtida la arkayaana lagama wada arkayo dhulka ee qaybo ka mid ah ayaa laga arkayaa maadaama ay qoraxdu aad ugaga weyntahay, dayaxu ma wada qarin karo qorraxda, sidoo kalena marka dhulku dayaxa kaga beegmo cadceeda taasina ay keento in hadhka dhulku qariyo dayaxa loona yaqaano dayax madoobaad, hadaba waxa ay ku kala duwan yihiin xajmiga dhulka oo ka weyn kani dayaxa ayaa muddo ay qaadaynaysaa inta dayxaasi uu ku jirayo marxalda madoobaanshiiyaha, sidoo kale waxaa suura gal ah in aad aduun weynaha badankiisa laga arki karo waqtiyo aad isugu dhow.

Halkan ka Akhriso Dayax Madoobaadka September Iyo Aragtiyaha Kala Duwan Ee Diimaha iyo Dhaqamada Aadamaha W/Q Dr Axmed Buxane

Dr. Axmed Buxane
drbuxane@gmail.com

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online