Ergadii Nabadayta oo uu Hogaaminayo Garaad C/risaaq Garaad Soofe oo ka ambabaxay degmada Buuhoodle

October 5, 2015 - Written by Editor

nabadaynBuuhoodle:-Galinkii Hore ee shalay ayaa waxaa Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn waxaa ka socdaalay wafti balaadhan oo nabaday ah uuna Hogaaminayo Garaad C/risaaq Garaad Soofe waxana ka mid ahaa Suldaan Siciid Cismaan Cali ,Culumo iyo waxgarad kale. Waftigani ayaana shalay subaxii u kicitimay Deegaanka Qorilay oo dhawaan beelo walaalo ah oo Oodwadaag ah ay ku dagaalameen.

Ergadani Nabadayta ah ayaa waxaa ay ku biiri doonaa Ergooyin u badan Issimo , Garaado ka kala ymid Gobolka Sool iyo Mudug si loo soo afjaro colaad in badan soo jirtay oo u dhexeysay labada beelood ee walaalaha ah. Ergadani Nabadayta ah ayaana ahay Ergadii ugu Balaadhnayd ee Deegaankaasi Colaadu ka Jiro shalay galinkii hore u amba baxay Deegaanadii ay dagaaladu ka dhaceen waxaan la filayaa  in ay gaaraan.

Dhinac kale waxaaa ka tegay magaalada Laasacaanood ee xarunta Gobola Sool Garaad Jaamac Garaad Cali isagoo ku biiri doona Issimada , culimada iyo Garaadada ka kala tegay Gobolka Sool , Sanaag iyo Gobolka Mudug, Nugaal,  Gobolka Bari. iyo Jubada Hoose

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online