Issimo ka soo jeeda Puntland iyo Jubbaland oo u safray deegaanka Qorilay.[Dhagayso]

October 8, 2015 - Written by Editor

medium_v5jjMVbRGaroowe:-Issimo , Cuqaal , Nabadoono iyo Culimo’udiin ka socda Puntland iyo Jubbaland ayaa ku wajahan deegaanka dhawaan colaaddu ka dhacday ee Qorilay oo ka furmayo shir looga wada hadlayo dagaalkii dhacay. Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah Issimada Puntland oo la hadlay Radio Garowe ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay dhammaaynta colaadaasi, waxaana uu sheegay in Qorilay ku suganyihiin dhamman waxgaradka Puntland intii ugu muhiimsanayd.

Source Radio Garoowe

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online