Madaxweynaha dowladda Puntland oo gudoomiyaha Gobolka Karkaar magacaabay

October 1, 2015 - Written by Editor

gaasQardho:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta waxaa uu wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa uu ku magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Karkaar, isagoo xilkaas u magacaabay Cabdulqaadir Siciid Caarshe ‘’Dhaqaaje’’

Afhayeenka madaxtooyadda Cabdilaahi Quran jecel oo la hadlay saxaafadda ayaa u sheegay in saaka wareegto a soo baxday xafiiska Madaxweyne Gaas lagu magacaabay gudoomiyaha cusub ee Gobolka Karkaar waxaan uu xla kala wareegi doonaa Gudoomiyihii hore ee Gobolka Karkaar Cabdiquraan.

Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Karkaar Cabdulqaadir Siciid Caarshe ‘’Dhaqaaje’’ ayaa waxaa uu noqonayaa gudoomiyihii 6aad oo uu Madaxweyne Gaas magacaabo isagoo horay gudoomiyaal ugu magacaabay Gobolka Mudug , Gobolka Nugaal iyo Gobolka Bari

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online