Olole Nadaafada Ururka Puntland Iskaa Wax U qabso Iyo Ardayda Dugsiga Sare Ganbool (Masawiro)

October 1, 2015 - Written by Editor

12Garoowe:-Ololahaan Oo uu Hormuud ka ahaa Cabdi Naasir Ibraahiim Jaamac oo ah Tababare Dhalinyarada Kawacyi galiya Khatarta Tahriibka oo Gacan weyn kahelaya Ardayda wax kabarata Dugsiga sare ee Ganbool Iyo Qaybo kamid ah Shirkadaha ganacsiga Oo ay Ugu horayso Shirkadda Golis ayaa saakay kabilaabay olole Toga weyn ee Garowe looga gurayay Dhamaan wixii Qashin ah .

Kadib markay islaqaateen ardayda Maamulka Iyo Macalimiinta Dugasiga Ganbool ayaa saakay waxaa Sixoogan looga bilaabay In Toga laga aruuriyo Dhamaan Wixi Qashin ah islamarkaana halmeel lays kugu geeyo.
Waxaa Ololahaan Kamaqnayn Maxamed Yuusuf Jamaac Tigay Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Mudug oo isa gu Udub dhaxaad U ahaa Ololihii Maantay halkaas oo uu ardayda iyo Dhamaan Dadkii Kashaqay nayay Nadaafada Qashin aruurintaa uu Maantay ku guu baabinayay Erayo Dhiirigaliyay Dhamaan intii howsha gacanta kuhaysay waxaana erayadiisa kamid ahaa Dalka Anaaleh Duunyo Dhaafsan Maayo Amison Kasugi mayo Iyo Ere Kaloo Qurux badan .

Waxaa dhanka kale goobta kahadlay mas uul kasocday Dowlada hoose waxaana uu dhan kooda balan qaaday in ay shaqadaan kaqayb qaadan doonaan islamarkaana waxaa uu u mahad celiyay aradayda Gambool Ustaad Cabdi Naasir Mr Tigay Iyo Shirkadihii Dhaqaalaha Bixiyay oo ay ugu horayso Golis .

no images were found

Ugu danbayntii waxaa lagu balamay in Balka Badka Diinta Loogu shaqeeyo Si hagar La’aan ah waxaana larajaynayaa in ololahaani uu siicocdo Maalmahaan Inaku soo Fool Leh.

Nuur Jaamac
Garowe

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online