Wajigii Koowaad ee Nabadaynta Beelaha Qorilay & Magacay oo soo Gabagaboobay.[Daawo Video]

October 5, 2015 - Written by Editor

DSC03337Laascaanood:-Wufuud ballaadhan oo u badan Issimo , Cuqaal, Culimo’udiin , Garaado ka kala yimid magaalooyinka kala ah Garoowe , Boosaaso , Gaalkacyo,  Goldogob , Laascaanood , Boocame, Buuhoodle , Widhwidh, God’aalo ayaa soo gaadhay Deegaanka Karin dabayl wayne.

Wufuudaan oo u badan Odayaasha dhaqanka iyo Culimo’udiinka ayaa maalmihii u danbeeyey waxaa uu ku soo qulqulayeen deeganka Karin Dabayl weyn si ay u soo afjaraan colaada ragaadisay beelaha walaalaha ah ee Oodwadaag ah ee dagaaladu ku dhexmareen deegaan ka Qoriley iyo Magacley ee gobollada Sool iyo Mudug.

Wufuuda ayaa waxaa kala hogaaminayey Issimo iyo Garaado laga qadariyey gayiga Soomaaliya waxaaan ay guul ka gaareen in colaada labada beelood la joojiyo loona gudbo in la kala qaado Ciidamada.

Isku soo wada duuboo Deegaanka Karin dabayl wayn oo ay mudooyinkii ugu dambeeyay kusoo qul qulayeen issimadda beelwaynta Daarood oo ka kala imanayay magaalooyinka ale duwan waxaan la sugayaa Issimo ka yimid magaalada Kismaayo si ay ugu soo biiraan nabadaynta labad beelood ee walaalaha ah.

no images were found

Hoos ka Daawo Issimo iyo Garaado Soomaaliyeed oo xabad jojin dhex dhigay Colaadii Qorilay iyo Magaclay

Laascaanoood, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online