Fahanka saxda ah ee dhaqan-gelinta shareecada Islaamka Sh Maxamuud Shible(Daawo)
(November 17, 2015)
Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli ayaa soo gaba-gabeeyey barnaamij uu uga hadlayey fahanka saxda ah ee dhaqan-gelinta shareecada Islaamka. Barnaamijkan oo ahaa kii 4aad ayaa sheekha waxaa kala qeyb g
Maqaaxi Casri ah oo laga furay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.[Video/Masawiro]
(November 17, 2015)
Laascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa laga furay Maqaaxi (Cafeteria) nooceeda oo kale aanay ka jirin magaalada Laascaanood, Maqaaxidan oo aad uga tayaysan adeegyada kale duw
Sh. Bashiir Shiil oo caawa muxaadaro ka jeedinaya Masjidka Al-Hidaaya (Dhamaad)
(November 17, 2015)
Nairobi:-Sh. Bashiir Shiil oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed safar gaabanna ku jooga magaalada Nairobi, ayaa caawa waxa uu muxaadaro ku qabanayaa masaajidka Hidaaya ee magaalada Nairobi. Muxaadarada
Weriye Axmed Xasan Cawke oo saaka ku geeriyooday magaalada Jigjiga
(November 17, 2015)
Jigjiga :-Allaha u naxariistee weriye Axmed Xasan Cawke ayaa saaka waxaa uu ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee is maamulka Soomaalida Itoobiya. Allaha u naxariistee Weriye Axmed Xassan Cawke ayaa ah
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Qado Sharaf u sameeyey Issimada Dhaqanka DDSI oo ku Sugnaa Puntland.[Masawiro]
(November 17, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta Nov 17, 2015 qado sharaf soo dhoweyn howgiisa Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ugu sameeyey qaar ka mid ah
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Faroole oo ka digay in dib loogu noqo Nidaamka 4.5.[Dhagayso]
(November 17, 2015)
Garoowe:-Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Farole oo saaka shir jaraa'id ku qabtay gurgiisa magaalada Garoowe ayaa waxaa uga waramay aragtidiisaa ku aadan shirka wada tashig