Gaalkacyo iyo Ayaameheeda (qeybta 1aad) Sh Axmed Cabdi Samed
(November 23, 2015)
Hordhac taariikheed oo kooban:Gaalkacyo waa xarunta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya, waxayna isku xirtaa Bari iyo Galbeed, Woqooyi iyo Koonfur; sidaa darteed waa magaalo ganacsi oo ay maraan dad
Is badal kooban oo lagu sameeyey Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka
(November 23, 2015)
Muqdisho:-Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Waxaana Dikreetadan ku xusan isbadal kooban iyo xilka-qaadis la
Siminaar diini ah oo maanta ka bilaabmay Masjidka abuu bakar ee Nairobi
(November 23, 2015)
Siminaar diini ah oo lagu qaadanayo maaddooyin kala duwan ayaa berri subax 7:00 xilliga geeska afrika, waxa uu ka bilaaban doonaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii magaalada Nairobi, waxa
Al-minhaaj oo Makiinadaha farsamada gacanta ku wareejisay Xabsiga Bosaaso.[Masawiro]
(November 23, 2015)
Boosaaso:-Mu’asasada Al-Minhaaj Dacwada iyo Horamarinta  ayaa ku wareejisay Xabsiga dhexe ee Bosaso qalab isugu jira 12 makiinadaha Harqaanka, Makiinadaha Bulkeetiga iyo makiinadaha Alwaaxda, Waxaa
Waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka ee Gaalkacyo oo ku baaqay xabad joojin.[Dhagayso]
(November 23, 2015)
Gaalkacyo:-Odayaasha dhaqanka, Ganacsato, Culimo'udiin, Aqoonyahanka iyo Nabadoono ka soo kala jeeda Puntland iyo Gal-Mudug ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeesheen magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolk
Puntland ay si rasmi ah u shaacisay Aragtida shacabka Puntland ee Hannaanka Doorashooyinka 2016[Cod/Masawiro]
(November 23, 2015)
Garoowe:-Shir ay maanta iskugu yimaadeen gudiga farsamada doorashada dalka Soomaaliya ee 2016 ee dowladda Puntland ayaa waxaa ay si rami ah u shaaciyeen aragtida guud ee shacabka puntland ee ku aadan