Sh. Axmed Cabdisamad oo nasiib daro ku tilmaamay dagaalka Mudug Isla markaana ku baaq in colaada la joojiyo.[Daawo]
(November 28, 2015)
Garoowe:-Sh.Axmed C/samad oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa si adag ugu horyimid dagaalka magaalada Gaalkacyo kuna tilmaamay mid nasiib daro ah waxaana sheekhu sheegay in ay san banaanay dhiiga
Sheekh Maxamed Idir Axmed oo Baaq u diray Shacabka gobalka Mudug (Daawo)
(November 28, 2015)
Sheekh Maxamed Idirs Axmed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan dalka gudahiisa iyo dibada ayaa waxaa uu baaq nabadeed u diray dadka walaalaha ah ee Muslimiinta ee ku dhaqan go
Fataawihii Isbuucan Qeybtii 1aad Sh. Umal Maxamed Cabdi Umal [Daawo]
(November 28, 2015)
Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka bilaabay barnaamij uu uga jawaabayi su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen. Barnaamijkan ayaa