Baaq nabadeed oo ay soo jeediyeen masuuliyiinta Masjidka Towxiid ee Copenhagen.[Video]

November 30, 2015 - Written by Editor

BaaqaCopenhagen:-Masuuliyiinta Masjidka Towxiid iyo qaar ka mid ah Jaaiyadda Soomaaliyeed ayaa maanta baaq nabadeed u jeediyey colaadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyagoo ugu baaqay dhinacyada dagaaku dhexmaray in ay Alle ka baqaan oo ka fogaadaan wax kasta oo colaad iyo dagaal lagu qixiyo bulshada rayidka ee Gaalkacyo sababi kara. Baaqaan nabadeed ayaa waxaa jeediyey Sh C/raxmaan Abyad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool Danmark gaar ahaan magaalada Copenhagen.

Hoos ka Daawo baaqa nabadeed ee ay soo jeediyeen masuuliyiinta Masjidka Towxiid ee Copenhagen

Masjidka Towxiid
Copenhagen

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online