Fataawihii Isbuucan Qeybtii 1aad Sh. Umal Maxamed Cabdi Umal [Daawo]

November 28, 2015 - Written by Editor

UmalSh. Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka bilaabay barnaamij uu uga jawaabayi su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen.

Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaarisay hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada, waxaana barnaamijkan uu ahaan doonaa mid habeen walba oo jimce ah socon doona haddii Illaahay idmo.

Barnaamijkan fatwada ah ayaa jiri doona habeen walba oo jimca ah haddii Illaahay idmo, iyadoo dadka ku nool magaalada Nairobi ay su’aalaha si toos ah u geyn karaan masaajidka Abuu Bakar, halkaasoo sandooqyo loo sameeyey lagu uruurin doono, halka dadka kale ee meelaha kale ku noolna ay su’aalahooda ku soo gudbinkaraan email ka hay’adda oo ah:

Halkan hoose ka daawo jawaabaha sh Maxamed Cabdi Umal.


Ixsaan Media
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online