Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid oo soo gaaray Garoowe (Masawiro)

November 27, 2015 - Written by Editor

1Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke  ayaa galabta gaaray magaalada Garoowe waxaa garoonka diyaaradaha Garowe kusoo dhaweeyay madaxwaynaha Puntland,Dr Cabdiwali Gaas  ku xigeenkiisa Eng Cabdixakiim Cumar Camay Afhayeenka Baarlamaanka, wasiiro iyo xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland

Madaxweynaha Puntland iyo Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay sheegeen in ay soo dhaweynayaan diyaarna u yihiin nabad iyo daris wanaag in ay ku wada noolaadaan dadka walaalaha ah ee wada degan gobalka Mudug .

no images were found

Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid ayaa waxaa uu ugu baaqay sidoo kale labada Maamul ee Galmudug iyo Puntland in ay ka shaqeeyaan nabada lana kala qaado ciidanka isaga oo xusay in DFS ay gudi u saaari doonto khilaafka iyo shaqaaqadii ka dhacday Gaalkacyo.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online