Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku soo fool leh Gaalkacyo

November 26, 2015 - Written by Editor

sharmaakeGaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacayo ee xarunta Goboka Mudug ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake saacadaha soo socda oo maalmihii la soo dhaafay ay ka jirtay dhiilo colaadeed.

Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa la filayaa in uu waan waan nabadeed uu dhex dhigo shaqaaqo colaadeed oo dhexmartay dowladda Puntland iyo maamulka Gal-Mudug.

Wararkii ugu danbeeyey ayaa sheegaaya in ay waqtigan ay xaalada magaaladu Gaalkacyo aay tahay mid degan tahay dhamaan ganacsigii iyo isku socodkii dadweyaha , Culimo’udiinka ,Waxgaradka Gobolka Mudug ayaa ugu baaqay bulshada reer Gaalkacyo in aysan dhagaysan idaacaddaha Soomaalida qaarkood oo warar colaad ah faafiya wararkaas oo ah kuwa been abuur ah.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online