Sh. Axmed Cabdisamad oo nasiib daro ku tilmaamay dagaalka Mudug Isla markaana ku baaq in colaada la joojiyo.[Daawo]

November 28, 2015 - Written by Editor

Sh Axmed CabdisamadGaroowe:-Sh.Axmed C/samad oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa si adag ugu horyimid dagaalka magaalada Gaalkacyo kuna tilmaamay mid nasiib daro ah waxaana sheekhu sheegay in ay san banaanay dhiiga muslimiinta in xaqdaro lagu daadiyo. Dhanka kale Sheekha oo ay ka muuqatay wajigiisa in uu aad uga xun yahay dhiiga muslimiinta halkaas ku daadanaya ayaa yiri ” Sidee bari idin ku dooranaynaa Haddii meeshii jamhaduhu umada soo mariyeen aad ku celisaan.

Sheekh Axmed Cabdisamad oo si toos ah u la hadlayay Madaxweynayaasha Puntland iyo Gal-Mudug ayaa yiri ”Aaway Aqoontii laydinku tuhmayey miyeydaan mustaqbal ka lahayn Umaddaan iyo dhulkeeda iyo diinteeda waxaan idinka codsanayaa in aad ka shaqaysaan caqliga isla markaana aad ilaalisaan wada Noolaashaha iyo Daris wanaaga.

Hoos ka daawo Baaq in colaad Gaalkacyo la joojiyo Sh Axmed Cabdisamad

Nuur Jaamac
Garowe,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online