Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike oo la kulmay ardayda Jaamacaddaha India [Masawiro]

November 26, 2015 - Written by Editor

IMG-20151125-WA0008Hayderabad:-Kulamo ay wada qaateen Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike iyo ardayda Jaamacaddaha India kuwii dhameeyey iyo kuwa hadda dhiganaya oo dhacay ayaa waxaa soo qabanqaabiyey ardayda wax ka barta Jaamacaddaha India. Sh. Maxamuud Maxamed Xaliike ayaa aad ugu mahad celiyay Ardayda sidda diiran u soo dhaweysay Sheekha ayaa ku amaanay Ardayda sidda ay u jecel yihin inay ka dhageystaan Culimadooda.

Kulankii koowaad ayaa wuxuu ka dhacay magaalada Hayderabad ee dalkaa India halka kulanka 2aad oo ahaa mid aad loo soo qaban qaabiyey ayna ka soo qayb galeen Arday tiro badan ayaa ahaa mid aqoon is waydaarsi , wacyi gelin iyo waano ay ka faa’iidaysteen Sh. Maxamuud Maxamed Xaliike, Ardayda ayaa u mahad celiyey Sheekha sidda uu waqtigisa Qaaliga ah ugu soo huray.

no images were found

Yaasiin Axmed
India, haydarabad
Halgan net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online