Sheekh Maxamed Idir Axmed oo Baaq u diray Shacabka gobalka Mudug (Daawo)

November 28, 2015 - Written by Editor

idirsSheekh Maxamed Idirs Axmed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan dalka gudahiisa iyo dibada ayaa waxaa uu baaq nabadeed u diray dadka walaalaha ah ee Muslimiinta ee ku dhaqan gobalka Mudug wuxuuna ugu baaqay in la joojiyo dagaalka fitnada ah ee micno darada ah .

Sheekh Maxamed Idirs Axmed ayaa sidoo kale ugu baaqay culumada iyo Isimada Puntland iyo Galmudug in ay ka shaqeeyaan sidii loo soo afmeeri lahaa colaad magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka Daawo Baaqo Sh Maxamed Idirs Axmed uu u diray shacabka Gobalka Mudug

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online