Siminaar diini ah oo maanta ka bilaabmay Masjidka abuu bakar ee Nairobi

November 23, 2015 - Written by Editor

1Siminaar diini ah oo lagu qaadanayo maaddooyin kala duwan ayaa berri subax 7:00 xilliga geeska afrika, waxa uu ka bilaaban doonaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii magaalada Nairobi, waxaana maaddooyinka lagu baranayo ka mid ah:-

1-Maaddada towxiidka.

2-Maaddada fiqiga.

3-Maaddada usuulu fiqiga.

4-Maaddada culuumta xadiithka.

5-Aadaabta barashada cilmiga.

Macalimiinta duruusta ka bixineysa siminaarka ayaa kala ah:-

1-Sh. Maxamed Umal.

2-Sh. Maxamuud Shibli.

3-Sh. Bashiir Shiil.

4-Dr. Aadam Sh. Cali.

5-Dr. Cabdicasiis Cali Axmed.

Siminaarka ayaa socon doona laba toddobaad haddii Illaahay idmo, waxaana ka faa’iideysan doona ardo badan oo kuwa cilmiga raacda ka mid ah.

no images were found

Siminaarka ayaa waxaa soo qaban qaabisay hay’adda Ixsaan ee horumainta bulshada, waxaanna hay’addu ku howlan tahay barnaamijyo badan oo ay kor ugu qaadeyso aqoonta iyo wacyiga bulshada Soomaaliyeed.

Halgan.net
Nairobi
Musasat Al-Ixsaan

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online