Wafti culimo ah oo uu hogaaminayo Sh Cabdi Naasir Xaaji oo ku sii jeeda Gaalkacyo.[Video/Masawiro]

November 30, 2015 - Written by Editor

vlcsnap-2015-12-30-04h44m12s323-300x169Gaalkacyo:-Culimadaan uu hogaaminayo Sheekh. C/nasir Xaaji Axmed oo ka kala yimid deegaanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay safar ay maanta ugu socdaalayeen magaalada Gaalkacyo iyagoo xusay in ay doonayaan in ay colaada joojiyaan oo nabad ay dhex dhigaan Puntland iyo Gal-Mudug. Culimada ayaa maalmihii u danbeeeyey ku baaqay in la joojiyo colaada a jirtay magaalada Gaalkacayo waxaan ay markii danbe safar ku soo gaareen magaalada Garoowe halka qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho la filayo in ay u socdaal nabadeed ku gaareen degmada Cadaado iyo Gaalkacayo.

no images were found

Waftiga Culimada ee uu Hogaminayo Sh C/naasir Xaaji ayaa waxaa ka mid ah:-

1.Sh Dr.Axmed Imaan

2. Sh . Maxamed Macalim Axmed

3. Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf

4. Sh Axmed Cabdi Samad

5. Sh Fu’aad Xaaji

6. Sh.Yaasiin Cabdullahi

Dhanka kale waxaa iyana waftigaan kusoo Biiraya Culimo Kale Oo uu kamid yahay Sh Daahir Aw Cabdi Kuwaas Oo kasoo ambabaxay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Hoos ka daawo wafti balaaran oo uu hogaaminayo Sh C/naasir Xaaji Axmed oo u Ambabaxay Gaalkacyo

Nuur Jaamac Aadan
Garoowe,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online