Waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka ee Gaalkacyo oo ku baaqay xabad joojin.[Dhagayso]

November 23, 2015 - Written by Editor

4Gaalkacyo:-Odayaasha dhaqanka, Ganacsato, Culimo’udiin, Aqoonyahanka iyo Nabadoono ka soo kala jeeda Puntland iyo Gal-Mudug ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeesheen magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaan ay ku baaqeen in bulshada reer Gaalkacyo ay nabad ku wada noolaadaan waxaa ay isku raaceen arrimaha soo socda:-

1-In la joojiyo xabada nabadana lagu dadaalo.

2-In la kala qaado dhamaan Ciidamada iyo Maleeshiyaadda beeleedka hubeysan.

3-In laga wada hadlo dhibkii dhacay iyo khasaarihii gaaray dadka rayidka ah.

Hoos ka Dhagayso waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka ee magaalada Gaalkacyo

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/OdayaashaGaalkacyo.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online