Tarbiyada Caruurta Dr. Maxamuud C/raxmaan Hoori iyo Sh Dalmar [Daawo]
(December 4, 2015)
Leicester:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadro kooban oo ku saabsan Tarbiyada dhalaanka soo koray ee ku nool Qurbaha oo ay soojeediyeen Dr. Maxamuud C/raxmaan Hoori iyo Sh C/qaadir Dalmar oo ka dhac
Khudbadii Jimcaha ee maanta Masjidka Al-Hidaaya Sh. Shibli. [Dhageyso]
(December 4, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudabadii jimcee oo maanta Sh Maxamuud Shibli ka jeedi yay masjidka alhidaaya magaalada Nairobi, khudbada sheekha waxa uu kusoo qaatay Aadaabta Suuqa iyo Ganacsi
Kulankii maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(December 4, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweynaha Galmudug ayaa maanta ku kulmay Garoonka Diyaaraha ee magaalada Gaalkacyo kaas oo looga hadlayey sidii loo dhaqan gelin lah
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Sadiiq ee Nairobi Sh Umal.[Daawo]
(December 4, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ka baxday masjidka Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sh.Umal i waxa uu oga hadlay maxay ummaddu ku dullo
Xaalada Gaalkacyo oo degan iyo Ciidamada oo la bilaabay in la kala qaado[Masawiro]
(December 4, 2015)
Gaalkacyo:-Wararkii ugu danbeeyay ee Saaka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka xaalku degan yahay waxaana lagu wadaa in la kala qaado ciidamada is horf