Ururka Daacish oo baahiyey muuqaalo ay ku sheegteen in Shabaab hor leh ku biireen ?.[Daawo Video]
(December 8, 2015)
Waxaa lagu faafiyey baraha Internetka Muuqaalo lagu sheegayo in xubno ka tirsan Al-shabaab oo hor leh in ay ku biireen ururka Daacish oo uu horay ugu biireen ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab oo uu
Maxamed Cabdulaahi Xassan oo loo yaqaan “Miski” oo Wareysi siiyey VOA.[Dhagayso]
(December 8, 2015)
WashingtonDc:-Maxamed C/laahi Xassan oo loo yaqaan “Miski” waxa uu ka mid ahaa dhalin yarada ka badan 20-ka ee Soomaalida ah ee ka tagtay Gobolka Minnesota sannadihii 2007 ilaa 2008-da. Miski wax
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Khudbad ka jeediyey Shirkii Muqdisho.[Masawiro]
(December 8, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa  maanta  Dec, 8, 2015  magaalada Muqdisho kaga qayb galay shir looga hadlayey nooca ay noqon doonto doorashooyinka dal
Madaxweynaha DFS “Taageerada beesha caalamka waa u muhiim dib u dhiska Soomaaliya
(December 8, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu xoo xiray aqoon is-weydaarsi muddo saddex maalmood ah socday, oo a
Mareykanka oo sheegtay in duqeyn ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab
(December 8, 2015)
Kismaayo:-Wasaaradda Gaashaandhiga ee Maraykanka ayaa shaacisay in weeraro dhinac cirka ah oo ay ka fuliyeen dalka Soomaaliya ay ku dileen Saraal ka tirsanaa Al-shabaab oo magaciisa ay ku sheegeen C/r
Shirka madasha wada-tashiga qaranka ee Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho
(December 8, 2015)
Muqdisho:-Waxaa saaka ka furmay magaaada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Shirka madasha wada-tashiga qaranka ee Soomaaliya shirkaas oo ay ka soo qayb galeen Madaxda dowadda Federaaka Soomaaliya iyo m
Nin Mareykan ah oo isku soo dhiibay ciidanka DFS ee ku sugan degmada Baraawe.[Dhagayso]
(December 8, 2015)
Muqdisho:-Nin la sheegay inuu u dhashay dalka Maraykanka oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom ee ku sugan magaalada Baraawe, sida uu VOA
Culimada Oo Ka Warbixisay Xaaladda Gaalkacyo Iyo Wixii U Soo Qabsoomay (Daawo)
(December 8, 2015)
Qaar ka mid ah Culumada Soomaaliyeed oo qeyb weyn ka ahaa soo afjarida colaada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa warbaahinta kula halay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland iyaga oo k