Qaar ka mid ah Issimada Puntland oo booqday Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso [Daawo Video-ga]
(December 22, 2015)
Boosaaso:-Qaar ka mid ah Issimada Puntland iyo Nabadoon ayaa maanta waxaa ay kormeer ku tageen Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari oo dhawaan wajigii koowaad ee dhismihiisa la soo
Madaxweynaha oo kulamo la-tashiyo ah ka wada magaaladda Beledweyne (Masawiro)
(December 22, 2015)
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa habeenkii labaad ku hoyanaya magaaladda Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiran ayaa kulamo la-tashiyo ah la qaadanaya odayaasha dhaqanka beel
Hambalyo Diiran Abdi Daahir Maxamed Xasan iyo Maryan Saciid Nuur Cismaan
(December 22, 2015)
Gaalkacyo;-Maamulka Shabakadda Islaamiga ee Halgan.net ,dhamaan shaqaalaheeda iyo Qoyska Reer Keenadiid ayaa waxaa ay hambalyo diiran u dirayaan Abdi Daahir Maxamed Xassan iyo Maryan Saciid Nuur Cisma
Live Radio Halgan Nadwada ka socota Masjidka Al-Huda ee Garoowe (Dhamaad)
(December 22, 2015)
Garoowe:-Live u dhageyso Nadwada 8aad ee ka socta masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe waxaana haatan Live ugu jira muxaadarada Sh Dr Feysal Maxamed Xafidahulaah waxaana uu ka hadlayaa suurka marka l
Nadwadii Ka socotay Garowe Oo Gashay Habeen Kii 3-aad +Su,aalo (Daawo)
(December 22, 2015)
Nadwada oo gashay habeenkeedii 3-xaad ayaa caawa halkudhegeedu ahaa(سكرات الموت) waxaana soojeediyay Sh.C/rashiid Maxamed Ismaaciil waxaana sheekhu bulshada xasuusiyay geerida iyo dhibka ay