Radio Halgan Live Nadwada ka socta Masjidka Al-Huda Garoowe (Dhamaad)
(December 24, 2015)
Garoowe:-Live u dhageyso Nadwada 8aad ee ka socta masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe waxaana haatan Live ugu jira muxaadarada Sh Maxamed Macalin Xafidahulaah waxaana uu ka hadlayaa Janada iyo Naart
Asbaabaha Keeni Kar Jiritaanka Ummadda Sh Maxamed Idirs Axmed (Daawo)
(December 24, 2015)
Nairobi:-Waxaaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sh Maxamed Idirs Axmed Xafidahulaah uu ka jeediyey Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu cinwaan uga dh
Muxaadaradii uu Sh C/naasir Xaji Axmed ka jeediyey Nadwadii ka socota Masjidka Al-hudaa Garoowe.[ أرض المحشر واحوال الناس فيها ] [Dhagayso]
(December 24, 2015)
Garoowe:- Waxaa habeenkii 5-aad kasocota Masjidka Al-huda Magaalada Garoowe Nadwadii 8-aad oo sanadkaan halkudhigeedu yahay (من دار الغرور الى دار القرار) waxaana ka soo qayb ga
Mu’tamarkii 5aad ee Ugandha oo si rasmi ah u bilaaban doonta 24 dec 2015
(December 24, 2015)
Kampala:-Mu'tamarkii 5aad ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Ugandha ayaa  si rasmi ah u bilaaban doonta hadii alle idmo maalinta Khamiista oo ay taariikhdu tahay 24 dec 2015 waxaana la soo Afmeeri d
Mutamarkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Australia oo bilaabaneysa 25Dec 2015
(December 24, 2015)
Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed iyo Guud ahaan Muslimiinta ku nool wadanka Australia Waxaa loogu bishaaraynayaa inuu dhicidoono maalmaha Jimcaha,Sabtida iyo Axada December 25,26,27/2015. Mu'tamarkii uu