Ciidda gaalada (Happy new year maladhihi karaa ) Sh C/qaadir Boobe (Daawo)

December 27, 2015 - Written by Editor

BoobeWaxaaan idiin soo gudbineynaa Muxaadararo uu jeediyey Sheekh C/qaadir Boobe waxaana uu sheekhu ka hadlayaa ciidaha gaalada iyo wax dadka qaar ugu yeeraan Happy new year waxay shareecada ka qabto .

Sheekh C/qaadir Boobe ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga hadlay khatarta ay leedahay in gaalo lagu daydo iyo in diimahooda la weyneeyo taas oo khatar galin karta qofka diintiisa.

Hoos Ka Daawo Ciidda gaalada (Happy new year maladhihi karaa ) Sheekh C/qaadir Boobe (Daawo)

Salaf Media
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online