Hogaamiyaha cusub ee جيش الإسلام ee dalka Syria شيخ عصام بويضاني أبي همام oo la hadlay saxaafadda.[Daawo]

December 30, 2015 - Written by Editor

cidanSyria:-Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in hogaanka Jeyshul islaam ay doorteen hogaan cusub ka dib markii duqeyn cirka ah ay diyaaradaha Ruushka ku dileen allaha u naxariistee Sh.Zahraan Caluushi oo ahaa Hogaamiyaha Jeyshul islaam. Duqeynta ayaa waxaa ay ka dhacday deegaanka Alghudah bari halkaas oo ay kulan ku lahaayeen saraakiil ka tirsan Jeyshul islaam iyo Sh.Zahraan Caluushi Hogaanka Sare ee Jeyshul islaam ayaa waxaa uu doortay hogaaan cusub waxayna u doorteen .شيخ عصام بويضاني أبي همام in uu bedelo hogaamiyihii Jeyshul islaam Sheekh Zahraan Caluushi oo noqday Hogaamiyo hantay hogaanka ciidanka Jeyshul islaam.

Hoos Ka Daawo khudbadii ugu horeeyey ee uu jeediyey شيخ عصام بويضاني أبي همام

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online