Nadwo Cilmi ah oo Caawa ka bilaabatay Masjidka Jaamica ah ee Galdogob (Masawiro)
(December 29, 2015)
Waxaa ka bilaawday magaalada Goldogob nadwo cilmiyeed ay soo qabanqaabisay mu'asasada Al-minhaaj ee dacwada iyo hormarinta faraca Galdogob waxaana nadwada cinwaankeeda uu yahay Dhameystirka Shareecada
Madaxweyaha Puntland ”Xafiiskeygu tusaale ayuu u noqon doonaa Shaqaalaha la qaadanayo”[Cod/Masawiro]
(December 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 29-Dec-15 Jaamacadda Bariga Afrika kaga qayb qalay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayey arday ka kala tirsan Jaam
Zaylacai Academy oo ay Dufcadii ugu horaysay Ka Qalin Jabisay (Masawiro)
(December 29, 2015)
Waxaa Markii ay  taariikhdu ahayd 27.12.2015 ka dhacday magaaladda Copenhagen ee xarunta dalka Danmark Xaflad lagu maamuusayey ardaydii dhamaysay Iskoolka Zaylaci Academy. Zaylaci academy waa academ
Kulan ay iskugu yimaadeen ducaada Maraakizta Ingriiska oo ka dhacay magaalada London.[Masawiro]
(December 28, 2015)
London:-Waxaa magaalada London maanta ka dhacay kulan ballaadhan oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Irshaad ee Dacwada iyo Horumarinta Bulshada ee UK. Shirka waxa isugu yimid inta badan Masaajidda iy
Daawo Ciidamada Kenya oo Dad shacab ah ku laayay Degmada Mandheera.
(December 28, 2015)
Dibadbaxyo rabshado wata ayaa ka billowday magaalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya kaddib markii ciidanka milateriga Kenya ay rasaas oodda uga qaadeen gaari waday dad rayid ah waxaana ku dhint
Golaha wasiirada S/land oo go’aamiyey in Baasaboor laga rabo dadka Soomaaliyeed.[Cod/Video]
(December 28, 2015)
Hargeysa:-Kulan gaar ah oo maalmahaan u socday golaha Wasiirrada S/land ayaa waxa ay ka soo saareen go’aanno ka kooban ilaa 7 qodob oo saameynaya isku socodka deegaamada ay maamulaan maamulka S/land
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Garoowe kaga qayb galay kulan xogwaraysi ku saabsan dorashada 2016.[Masawiro]
(December 28, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-Dec-2015 magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland kaga qayb galay kulan is xog waraysi ah oo ku saabsanaa sh
Shir looga hadlayo doorashada 2016 oo dhexmaray dowladda Puntland iyo Ururada Bulshada Rayidka ah.[Dhagayso]
(December 28, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe kulan wada tash ah oo ay iskugu yimaadeen Madaxda dowladda Puntand , siyaasiyiin , Aqoon yahano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka waxaan kula
Wasiirka arrimaha gudaha DFS oo gaaray magaalada Jowhar
(December 28, 2015)
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha DFS Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa gaaray maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo lagu wado in uu ka furmo sh
Sh.Axmed Yusuf Daad oo ka digay Shiicada sheegayna in aysan Hay’addo shiico ah ku arag Qardho.[Dhagayso]
(December 27, 2015)
Qardho:-Sheekh Axmed Yusuf Daad ayaa waxaa uu ka digay in Madhabka Shiicada lagu faafiyo gudaha Soomaaliya isagoo Sheekhuna uu xusay in culimada Soomaaliya ay arrintaas ay ka digeen loona baahan yahay

« Previous PageNext Page »