Waraysigii Deperani Show iyo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas.[Daawo]
(January 5, 2016)
Garoowe:-Waa Barnaamij uu diyaariyey wariye Deperani uuna ugu magacdaray Deperani Show waxaana uu ku waraystay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas isagoo ka waraystay arrimo
Mu’ssasada Al-minhaaj ee Gobolka Nugaal oo wacdi u jeediyey maxaabiista ku xiran Jeelka weyn ee Garoowe.[Masawiro]
(January 5, 2016)
Garoowe:-Mu’ssasada Al-minhaaj xafiiskeeda Gobolka Nugaal oo mudooyinkii danbe waday olole ay u wacyi gelinayso guud ahaan bulshada ugna digayso khataro badan ayaa maantay wacdi u soo jeedisay Saraa
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.[Cod/Masawiro]
(January 5, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayey  ayaa maanta 05-Jan-16 si weyn loogu soo dhoweeyey  magaalada Qardho ee Xarunta Gobolk
Taliyaha Xoogga “Sanadkan 2016 waa in Soomaaliya oo dhan laga waayo meel ay Argagixiso ka taliyaan.”[Masawiro]
(January 5, 2016)
Muqdisho:-Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiisha ugu sareysa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM, waxana ay isla soo qaade
Wasiirka Gaashaandhigga oo dhagax dhigay Warshad casri ah oo sameysa dharka Ciidanka.[Masawiro]
(January 5, 2016)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta dhagax dhigay Warshad casri ah oo sameyn doonta labiska Ciidanka Qalabka sida, waxana sidoo kale  furitaan
Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo laga sugayo Qardho
(January 5, 2016)
Qardho:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku soo jeed magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar isagoo ka qayb geli doona xaflada furitaanka garoonka diya
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo xarigga ka jaray Barnaamijka SOLAR-ka oo ileysa Cadceeda ku shaqeeya.[Masawiro]
(January 5, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiima Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Caawa 04-Jan-16 xarigga kajaray barnaamijka Ileyska Cadceedda ku shaqeeya ee loo yaqaan “Solar Sy

Archives
January 2016
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online