Mu’assasada Al-minhaaj faraceeda gobolka bari oo maanta tababar Mu’diniinta u qabatay.[Masawiro]
(January 12, 2016)
Boosaaso:-Tababar labo cisho soconaya ayaa maanta magalada Bosaso loogu qabtay mu'adiniinta masaajida magalada oo ay soo qaban qaabisay  mu’asasada  Al-Minhaaj  ayaa waxaan kasoo qayb galay , was
S/Land: oo xukun ku riday rag faafinayey madhabka baadilka ah ee Shiicada (Dhageyso)
(January 12, 2016)
Hargeysa:-Maxkamadda degmada Hargeysa ee Somaliland ayaa maanta xukun xadhig, ganaax iyo masaafuris isugu jira ku ridday saddex qof oo laba ka mid ahi ay u dhasheen dalka Pakistan, kuwaas oo ku eedays
Shirkii madasha wada tashiga qaran ee madaxda Soomaalida oo markii 3aad baaqday
(January 12, 2016)
Kismaayo:-Waxaa maanta markii saddexaad baaqday shirkii madasha wada tashiga qaran ee madaxda Soomaalida oo lagu waday in maanta uu ka furmo magaalada Ksmaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.s
Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo soo dhaweeyay Markabkii ugu horeeyay oo sida qalabka lagu balaarinayo dekadda magalada Bosaso.
(January 12, 2016)
Boosaaso:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Markab sidda agab kala duwan oo la doonayo in lagu ballaarinayo Dekedda weyn ee magaalada Boosaaso. Markabkii sidda qalabka
Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS oo si weyn loogu dhaweeyey Kismaayo.[Masawiro]
(January 12, 2016)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh.Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Was
Madaxweynaha Puntland oo kormeeray xarumo kala duwan magaalada Kismaayo (Masawiro)
(January 12, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Clai Gaas, Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Dawl-goboleedka  Jubba-land ayaa maanta 12-Jan-2016 kormeero indha-
Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh /Dhexe
(January 12, 2016)
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe halkaas oo lagu wado in uu ka furmo Shirka Maamul u sameynta gobala

Archives
January 2016
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online