Madaxweynaha DFS oo Addis Ababa uga qeybgalaya Shir Madaxeedkii 26-aad ee Midowga Afrika.[Masawiro]
(January 29, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Addis Ababa, oo uu kaga qeybgeli doono Shir MadaxeedkII 26-aad ee Midowga Afrika. Shi
Puntland oo hakisay safarkii uu ku imaan lahaa Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya
(January 29, 2016)
Muqdisho:-Waxaa maanta la filayey in Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka ay yimaadaan magaalada Bosaaso balse safa
Madaxweyne Gaas oo shacabkiisa kulan Qaxwayn ah kula qaatay qaybo ka mid ah hotellada Boosaaso.[Masawiro]
(January 29, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 29-Jan-2016 socod dheer oo lug ah kusoo maray qaybo kamid ah shaaracyada waaweyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta g
Somaliland nama khuseyso go’aanadii ka soo baxay shirkii Madasha (Dhageyso)
(January 29, 2016)
Hargeysa:-Somaliland ayaa sheegtay in go’aannadii ka soo baxay shirkii madasha ee lagu go’aamiyay qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016 aanay khuseyn Somaliland.Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland
Madaxwaynaha J/land oo shirjaraa,id ku qabtay Kismaayo kana hadlay shirka wadatashiga Qaran ( Dhageyso)
(January 29, 2016)
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada kismaayo ee caasimada KMG ah ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland waxaana shir jaraa,id
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201
(January 29, 2016)
[nggallery id=1363]
Madaxweynuhu ha caddeeyo arrinka lala yaabay! Sh Maxamed Idirs
(January 29, 2016)
Waxaa baraha xiriirka bulshada ilaa shalay dadka Soomaaliyeed aad u hadal hayeen Sawir la soo dhigay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo Calaamad Sujuud ku hor istaagey daljirka dahsoon ee Kenya!! M
Mu’assada Al-Minhaaj faraceeda Gobolka Bari oo tababar u soo xiray Khudabada Masaajida Boosaaso.[Masawiro]
(January 29, 2016)
Boosaaso:-Waxaa  maanta oo Taariikhdu Tahay 28/01/16  Hoolka Masaajidka Al-rowda ee Bosaaso lagu soo gabagabeeyey Tababar  loo qabtay khadiibyada magaalada Boosaaso kaasoo soconayey  saddex maalmo
Khudbadii Wakiilka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay Soomaalia uu ka jeediyey Un-ka [Daawo]
(January 29, 2016)
New York:-Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating oo hadal a jeediyey shir ay yeesheen 15 xubnooda ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa uu sheegay in shirkii
Ra’iisul Wasaaraha DFS iyo wafdi beesha caalamka ah oo la filayo in ay soo gaaraan Boosaaso
(January 29, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka ayaa la filayaa in ay maanta soo gaaraan magaalada Boosaaso ee xarun

Archives
January 2016
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online