Afhayeenka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax oo cadeeyey mowqifka Jubbaland.[Dhagayso]

January 28, 2016 - Written by Editor

SEERAARMuqdisho:-Afhayeenka Maamulka Jubbaland C/naasir Seerraar Maax oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu ka waramay shirarkii kala duwanaa ee wadatashiga ee lagu kala qabtay magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo iyo Garoowe kuwaas oo ay madaxda Soomaalida ay uga doodayeen qaabka ay noqonayso doorashada 2016.

Afhayeenka Maamulka Jubbaland C/naasir Seerraar Maax ayaa si cad u sheegay in go’aan ka ka soo baxay madasha shirka wada tashiga ee lagu soo afmeeray magaalada Muqdisho ay lahayd dowladda Federaalka Soomaaliya ayna ku taageereen beesha caalamka sidaas darteedna ay madaxda Jubbaland qaadatay go’aankaas walow uu Seeraar xusay in dadka shacabka ee ku nool deegaanada Jubbaland ay codsadeen n deegaan wax lagu qaybsado.

Hoos ka Dhagayso Afhayeenka Maamulka Jubaland Seeraar Cabdinaasir Seerraar Maax

[audio:http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/afhayeenka-jubbaland.mp3]

Cabdi Yare
Kismaayo

 

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online