Banaanbax looga taageerayo Madaxweynaha Gaas lagu diidan yahay 4.5 oo ka socda Garoowe.

January 28, 2016 - Written by Editor

bananbax-garoweGaroowe:-Waxaa goordhow ka bilaawday magaalada Garoowe ee caasimada Puntland Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas loogana soo horjeedo nidaamka 4.5 oo ay DFS iyo qaar ka mid ah mamul goboleedyada ay isku afgarteen shalay.

Dadweynaha Banaanbaxa dhigayey oo socod ku maray Garoowe ayaa ku qeylinayey ma rabno 4.5 waa xaaraan, waxaa dadweynaha sidoo kale ay soo dhaweyeen mowqifka wafdiga Puntland oo uu horkacayo Madaxweyne Gaas.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online