Caawa iyo Barnaamijkii weydii Culimada waxaydaan Garaneyn Radio Halgan.[Dhamaad]

January 21, 2016 - Written by Editor

xueyfa_umal1Caawa waxaa jira barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Masjidka Abu-Bakar ee Nairobi ee dalka Kenya, waxaana su,aalo lagu waydiiyaa Fadiilatu Sheekh Maxamed Cabdi Umal حفظه الله Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaarisay hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada, iyadoo uu barnaamijkan yahay mid habeen walba oo jimce la qabto.

Barnaamijkan fatwada ah ayaa jiri doona habeen walba oo jimca ah haddii Illaahay idmo, iyadoo dadka ku nool magaalada Nairobi ay su’aalaha si toos ah u geyn karaan masaajidka Abuu Bakar, halkaasoo sandooqyo loo sameeyey lagu uruurin doono, halka dadka kale ee meelaha kale ku noolna ay su’aalahooda ku soo gudbinkaraan email ka hay’adda oo ah: ixsaanmedia@gmail.com.

Barnaamijka Fataawaha ayaa waxaa uu bilaaban doonaa inshalaah salaada maqrib ka dib inshalaah waxaana aad live uga dhageysan doontaa hadii alle idmo Radio Halgan Live  iyo Idaacada Al-Xikma ee Puntland

Idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ay xarumo gaaraya 13 ku leedahay Puntland waxayna baahisaa duruusta Diini ah iyo adeega bulshada. Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan Radio Halgan Live telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah uu soo tabin doonta Inshalaah Duruusta iyo Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho lagana dhageysto gobalada Koonfureed.

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Halkan ka eeg oo booqo Mareegta Radio Halgan.net

Maamulka Radio Halgan Live

Ixsaan Media
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online