Ciidanka Kenya oo lagu Eedeyay duqeynta deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.[Dhagayso]

January 24, 2016 - Written by Editor

diyaaradGarbaharey:- Guddoomiyaha degmada Garbaharey ee gobolka Gedo Sheekh Nuur Maxmed Buraale ayaa ciidamada Kenya ku eedeeyay inay duqeyn aan loo aabo yeellin ku hayaan deeggaano ka tirsan gobolka Gedo. Sheekh Nuur Maxmed Buraale ayaa VOA u sheegay in tan iyo wixii ka danbeeyey weerarkii Ceel-cadde ay ciidamada Kenya wadaan duqeyn xiriir ah, wuxuuna sheegay in meelaha ay duqeynayaan aysan ku sugnayn sida uu hadalka u dhigay maleeshiyada al-Shabaab. Sheekh Nuur wuxuu sidoo kale ka hadlay, khasaarihii ciidamada Kenya ka soo gaaray weerarkii Ceel-cadde.

Dhageystayaal waxaa naga xasuusin ah inaan xiriiro la sameynayo ciidamada Kenya ama AMISOM si ay uga jawaabaan eedaha l oo jeedinayo, balse wali ma suurto galin. Qeybtan hoose ka dhageyso wareysiga guddoomiyaha Garbahaaray.

Hoos ka Dhagayso waraysiga idaacadda VOA uu siiyey Guddoomiyaha degmada Garbaharey ee gobolka Gedo Sheekh Nuur Maxmed Buraale

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online