Golaha Wakiilada Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saaray Hanaanka Doorashada 2016.[Dhagayso]

January 28, 2016 - Written by Editor

Baarlamaanka-Puntland-Villa-PuntlandGaroowe:-Mudanayaasha Golaha Wakiilada dowladda Puntland oo maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay xarunta golaha baar lamaanka Puntland ee magaalada Garoowe ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray go’aankii DFS iyo qaar ka mid ah maamul gobaleedyada kaas oo ahaaa in doorashada 4.5 lagu saleeyo doorashada 2016. Golaha Wakiilada Puntland ayaa siweyn u taageereen go’aankii madax weynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigiisii ay ka qaateen qaadashada nidaamka 4.5, waxaana warbaahinta u akhriyey Warsaxaafadeedka xoghayaha barlamaanka dowlada Puntland Cali Axmed Saalax.

Hoos ka Dhagayso Xoghayahay baarlamaanka dowladda Puntland Cali Axmed Saalax oo ka hadlay go,aanka golaha wakiilada Puntland

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Xoghayaha-Baarlamaanka-Puntland.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online