Jowlo Dacwi ah oo uu horkacayo Sh C/raxmaan Abyad oo ka ambabaxday Copenhagen.[Daawo]

January 17, 2016 - Written by Editor

Ögonblicksbild 1 (2016-01-15 16-27)Odense:-Wafdi uu hogaaminayo Sh C/Raxmaan Abyad ayaa socdaal dacwo shalay ugu baxay gobalada dalka Denmark waxaana uu Sheekhu ka anbabaxay magaalada Copehagen ee xarunta dalka Denmark. Sheekh C/raxmaan abyad iyo ducaada la socotay ayaa waxaa ay ku hormareen magaalada Odensa oo ah magaalada 4aad ee dalka Denmark waxaana halkaas nagu soo dhaweeyey culumada iyo ducaada magaalada Odense oo ay horkacayaan maamulka Masjidka Iqra ee magaalada Odense .

Markii aan soo gaarnay Masjidka Iqra ee magaalada Odense ayaa waxaan kulan soo dhaweyn iyo kala warqaadasho la qaadanay Maamulka Masjidka Iqra oo ay horkacayeen Mahdi Mooge, Yaasir Xasan Yuusuf Abu Camaar. Xusen Maxmed Cali .

Intaas ka dib ayaa waxaa uu Sheekh C/raxmaan Abyad ka jeediyey Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Iqra wuxuuna khudbadiisa uga hadlay dulmiga iyo alle ka cabsiga . ka dib waxaana gaarnay magaalada Aarus ee caasimada labaad ee dalka Denmar waxaana na soo dhaweeyey ducaada iyo culumada Masjidka Al-Taqwa waxaana cinwaanka muxaadarada uu sheekhu jeediyey cinwaankeeda uu ahaa cudurada qalbiga

Waxaan xalay wafdiga uu hogaaminayo Sh C/raxmaaan Abyad alaha dhowree ay soo gaareen magaaalada Aalborg waxaana halkaas ku soo dhaweeyey culumada iyo Ducaada Masjidka Al-Furqaan.

Sheekh ayaa waxaa uu duhurkii ka dib muxaadaro u galay duwanka taas oo haatan socota waxaa kale oo uu Sh C/raxmaan Abyad Muxaadaro ka jeedin doonaa raga bacda salaatul Maqrib hadii alle idmo.

Sheekh C/raxmaan abyad iyo wafdiga ducaada ee la socda ayaa waxaa ay saaaka u baqooleeen magaalada Slegelse waxaana uu ka jeedin doonaa muxaadaro bacda salaat duhur .

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee Masjidka Iqra Odense Sh C/raxmaan Abyad

Halgan.net
Denmark

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online