Khadiibkii Masjidka Jaamica Baydhabo Maxamed Caddaw Hilowle oo xalay lagu dilay Baydhabo

January 11, 2016 - Written by Editor

mohamedBaydhabo:-Allaha u naxariistee waxaa xalay saqdii dhexe koox hubaysan ay ku dileen magaalada Baydhabo Ustaad Maxamed Caddaw Hilowle, oo ahaa Khadiibkii masjidka Jaamica Baydhabo. waxaan kooxda dishay Allaha u naxariistee Ustaad Maxamed Caddaw Hilowle ay ugu dhaceen gurigiisa ka dibna waxa ay dhaawac u geysteen labo gabdhood oo uu dhalay.

Ustaad Maxamed Caddaw Hilowle waxaa uu ahaa ardaydii ka baxay dugsigii sare ee Machadka Imaam Almarwazi ee magaalada Muqdisho, ka dibna waxaa uu waxbarasho u aaday dalka Yemen wuxuuna ahaa Allaha u naxariistee Maamulaha Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-ceyn  iyo weliba Hormuudka Kuliyadda Daraasaadka ee Jaamacadda Ganaanay ee Baydhabo.

Ustaad Maxamed Caddaw Hilowle ayaa ahaa shaqsi naxariis badan oo afgaaban dadkuna ay aad u jeclaayeen , ilaa hadda lama oga cida dishay haybtood balse waxaa aysan qarsoomi doonin maalinta qof walba uu Alle hortaagan yahay, Ustaad Maxamed Caddaw Hilowle waxaan Alle uga baryeynaa in Allaha qabrigiisa u nuuriyo, kooxdii dishayna in Alle aduunka uu ku fadeexeeyo.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online