Khudbadii Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe uu ka jeediyey shirka IGAD uu ku sheegay in Afrika la gumaysto.[Daawo]

January 31, 2016 - Written by Editor

untitled-29Addis:-Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa Khudbadii uu ka jeediyey shirkii 26aad oo ay iskugu yimaadaan Madaxda Midowga Afrika waxaa ay yeelatay xiiso badan ka dib markii uu ka hadlay qadiyada Falastiin isagoo su’aalo u jeediyey madaxda Afrika goorta ay dhagaysan doonaa codka shacabka Falastiin ee dhiban mar walbana madaxdoodu ay hadalo ka jeediyaan shirarka Afrika iyo caalmak bale aan la dhagaysan.

Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa yiri ” Goorma ayaan dhagaysan doonaa codsiga shacabka Falastiin oo mae walba madaxdoodu ay naga horjeediyaan khudbooyin iyo codsiyo murugo iyo caloolxumo ah.” Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ayaa waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in wax laga bedelo qaab dhismeedka Qaramada Midoobay iyo Maxkamada Caalamiga lana doonayo dalalka qaybta ka ah in ay isku awood noqdaan waxaan uu ku dooday in Afrika la gumaysto gumaysi gaasna uu yahay mid qaab qarsoon ah loona adeegsado Hay’addo.

Hoos ka Daawo khudbadii Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe uu ka jeediyey shirkii Madaxda Afrika

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online