Kulan looga hadlay horumarinta jaamacadda Kismaayo oo ka dhici doona magaalada Arhus

January 9, 2016 - Written by Editor

iclaanLondon:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa jaaliyadda Soomaaiyeed ee ku noo dalka danmark guud ahaan gaar ahaan magaalada Arhus in lagu qaban doono kulan muhiim ah oo lagu xog waraysan doono masuuliyiin ka tirsan jaamacadda magaalada Kismaayo oo maalmihii u danbeeyey safaro shaqo ku kala bixinayey dalalka Yurub.

Waxaa laga codsanayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Arhus in ay ka soo qayb galaan si ay wax uga ogaadaan waxqabadka iyo horumarka ay ilaa hadda ku talaabsatay jaamacadda Kismaayo iyo halka ay higsanayso.

Hoos ka eeg halka uu kulanku ka dhacayo iyo waqtiga kulanku ka dhacayo magaalada Arhus

no images were found


Ka soo qayb gal wacan
Mahadsanidiin

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online