Madaxwaynaha J/land oo shirjaraa,id ku qabtay Kismaayo kana hadlay shirka wadatashiga Qaran ( Dhageyso)

January 29, 2016 - Written by Editor

madoobeMadaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada kismaayo ee caasimada KMG ah ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland waxaana shir jaraa,id uu ku qabtey garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo .

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegey in ay asaga iyo madaxda kale ay ku fashilmeen in ay ku heshiiyaan shirkii wadatashiga qaran wuxuuna sheegay in beesha caalamka ay ku qasabtay in DFS soo gudbiso qaabka ay u dhaceyso doorashooyinka 2016 markay soo gudbisayna ay ku raaceen.

” Waan Shirney waan wada hadalney waxbo markaan isla meel dhigi wayney waxaa noo taliyey beesha caalamka oo sheegtey in go,aanka dowlada federaalka ay taageereyso ’ ayuu yiri madaxweynaha J/lland,

Hoos ka dhageyso Shirka jaraa,id oo uu ku qabatya magaalada Kismayo Madaxweynaha Juba land

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online