Madaxweynaha Galmudug iyo Puntland oo gaaray magaalada Kismaayo.

January 10, 2016 - Written by Editor

KismaayoWaxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo soo gaaray  wafdi ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Labada Madaxweyne ayaa waxaa ku soo dhaweeyey  garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed islaan (Axmed Madoobe).

Labada Madaxweyne ayaa waxaa ay ka qeyb gali doonaan  Shirka wadatashiga ee maalinta birito ka furmi doona magaalada Kismaayo.

Waxaa kale oo laga sugayaa magaalada Kismaayo Raisulwasaaraha DFS  Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wufuud kale oo ka socta beesha Caalamka

Amaanka magaalada Kismaayo ayaa si weyn loo adkeeyey waxaana wadooyinka la dhigay ciidamo ka tirsan Maamulka J/land iyo kuwa AMISOM.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online