Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoob oo lagu soo dhaweeyey degmada Cadaado

January 6, 2016 - Written by Editor

1Cadaado:-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa gaaray degmada Cadaado oo xarun KMG ah u ah Gal- Mudug. Madaxweynaha Jubbaland iyo wafdigiisa ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee degmada Cadaado Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug ,wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Gal-Mudug.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo a hadlay saxaafadda ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu booqasho ku yimado degmada Cadaado oo hadda xarun KMG ah u ah Gal-Mudug waxaan uu mahad u celiyey masuuliyiinta maamulka Gal-Mudug iyo dadweynaha soo dhaweeyey.

Socdaalka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ah kii ugu horeeyey ee ku gaaro degmada Cadaado ilaa iyo intii la dhisay maamulka Gal-Mudug ee uu Madaxweynaha ka yahay Cabdkariim Xuseen Guuleed.

Dhinac kale waxaa la filayaa in wafdiga Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe uu uga sii gudbo degmada Cadaado magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari oo ay maanta ka dhici doonto xaflad weyn oo xariga looga jarayo garoonka Diyaaradaha ee magaalada Boosaaso.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online