Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Danjire Cabdulaahi Siciid Cusmaan

January 28, 2016 - Written by Editor

ambasador-siciidBoosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa isagoo ku hadlaya Golayaasha dowladda Puntland iyo Shacabkooda, waxa uu Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd eek u timid Danjire Cabdulaahi Siciid Cusmaan oo xalay ku geeriyooday Carriga Mareekanka. Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Dr Cabdi wali Maxamed Cali Gaas ayaa ku tilmaamay marxuumka in uu ahaa shaqsi karti leh islamarkaasna xilal kala duwan u soo qabtay Ummadda Soomaaliyeed.

Hoos ka eeg Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Danjire Cabdulaahi Siciid Cusmaan


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online