Madaxweynihii hore dowladda Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe.[Dhagayso]

January 28, 2016 - Written by Editor

farooleGaroowe:-Madaxweynihii hore dowladda Puntland C/raxmaan Sheekh. Maxamud Faroole oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka hadaly go’aanka ka soo baxay shalay dowladda Federaalka Soomaaliya ayna ku taageereen xubnihii beesha caalamka ee ka qayb galay shirka wadatashiga madaxda Soomaalida.

Madaxweynihii hore dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sheekh. Maxamud Faroole ayaa ku taageeray go’aanka uu qaatay Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas isagoo eedey u soo jeediye Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo uu sheegay in uu garab maray hishiiyadii lagu gaaray Garoowe, Nairobi ,Addis Abba iyo weliba dastuurka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ugu danbayntii ayaa Madaxweynihii hore dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sh. Maxamud Faroole waxaa uu ugu baaqay beesha caalamka in ay tix geliso dastuurka u yaal dalka Soomaaliya iyo hishiiyadii ay ku saxiixeen Garoowe.

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee Madaxweynihii hore dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sh. Maxamud Faroole

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/farta.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online